‎ ‎‎ ‎‎ ‎
welcome to AL-QUDUS ONLINE [][][][ااهلا وسهلا الى معهد القدس اون لاين لتحفيظ القران الكريم والدراسات الاسلاميةا

OGAYSIIS OGAYSIIS MUHIIM AH

Machadka AL QUDUS ONLINE ACADEMY waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka ugu buushaaraynaysaa inuu kuu soo kordhiyay hab cusub oo ONLINE ah (Maqal iyo Muuqaal) oo aad QUR’AANKA KARIIMKA iyo CULUUMTA DIINTA ISLAAMKA ah ku dhigan karto adigoo jooga Gurigaaga iyo Xafiiskaaga. Caruur Iyo Waayeelba way dhigan karaan Machadka Goor kasta iyo Goob kasta ood joogto. Waxaa kaloo machadka aad ka helaysaa barashada Luqada Carabiga, Somaliga, Axaadiista, Tajwiidka, Siirada Nabiga (SCW) iyo dhamaan Culuumta Barashada Diinta Islaamka.

Higaad bilaw ah / muraajoco

Quraanka kariimka ah

Tajwiid + ducooyinka + tarbiyada islaamka

Caqiidada islamka

Siiro // taariikhda islaamka

luqada carabiga "" tafsiirka " xadiis
iyo kawa kale oo soo raaca

 

Machadka waxaa diyaar kuugu ah Macalimiin Soomali ah oo Aqoon iyo Khibrad sare u leh dhigista Quraanka Kariimka iyo Culuumta Diinta islaamka. Machadku waxa uu siinayaa ardayda cusub tijaabo shan maalmood ah oo lacag la'aan ah si uu ugu qanco waalidku. machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto Bilow, Dhexdhexaad Iyo Dhamaystir intaba waxbarashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah!
Machadkan waxaa loogu tala galay Walaalada Soomaaliyeed ee Qurbo Jooga ah.
FADLAN WIXII FAAHFAAHIN DHEERAADA WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA:


Hadaba walalo si aad uga faa'idaysato adiga iyo ubadkaaguba fursadan qaaliga ah waxa aad iska diwaangalisaa adigoo buuxinaya formkan HALKAN GUJI HAL MAR

ama nagala soo xidhiidh intan mid

free call :0014153660442
local call :00252634087991
skype: qudus333
email:qudus333@hotmail.com
viber:00252634087991

FIIRO GAARA

hadii aad ogatahay cid rabta in ay ka faaidaysato  fadlan fariinta gaadhsii haday insha allah xaraf bartaan waxad leeday ajarkooda in leeg <<oo kan tusiya khayrka …waxa uu leeyahay ajarka ka sameeyay oo kale >> xadiis

250x250 ad
ISDIWAANGALIN

QALABKA WAXBARASHADA



DOWNLOAD HERE / QAADO

QUDUS ONLINE ACADMEY MUXAADARAAT XUL AH




QIIMAHA SALADA SH:BARBAWAAWI
BARASHADA SALADA SH:KINYAWI
FADLIGA QURAANKA SH: CALI SUFI